Daawo Sawirada :Silaca iyo Saxariirta ay ku nool yihiin Haween Soomaaliyeed oo kunool dalka…

Dalka Indonesia waxaa kunool Soomaali badan oo dalkaasi u tagtay qaxootinimo iyo waxbarasho, waxaana Soomaalida qaar loo aqoonsaday in ay yihiin Qaxooti halka kuwa kalana loo diiday in la qaabilo loona aqoonsado qaxooti. Haween badan oo Soomaali ah kuna nool  dalka Indonesia ayaa loo diiday in loo aqoonsado qaxooti ahaan, waxaana haweenkan halkaasi ku heesta … Continue reading Daawo Sawirada :Silaca iyo Saxariirta ay ku nool yihiin Haween Soomaaliyeed oo kunool dalka…